Welcome! This is a website that everyone can build together. It's easy!

HomeThis is a featured page


Magaalada Ceerigaabo oo laga soo Sheegayo in Rabshado is Rasaasayni ka socoto.

sida lagu soo waramayo waxay ka dhalatay lacagtii dhawaan la badalay ee shilin somaliga ahayd, taasi oo beelaha bariga iyo koonfurta sanaag ay ku gacan saydheen...

Ceerigaabo(GNS)Magalada Cerigaabo Ee Xaruunta Gobolka Sanaag Ayaa Waxa Ka Socda Iska Horimaado Udhaxeeya cidamada Amaanka Somaliland Iyo Qarkamida dadka Magalada Ceerigaabo

Iska Hor imaadka Oo Bilaabmay Cawaa Fidkii Ayaa Lagu Soo Waramay Inuu Kadambeey Markii Xabsiga La Dhigay Niman Ganacsata ah Oo Suuqa Dib Usoo Galiyaay Lacagtii Gimbarta Ee Dhawaan Labadalay
kadibna ay dad tageersan ganacsatadaasi ay rabshado ka sameeyen suuqa wayn ee magalda Cerigaabo

Cidamada Amaanka Oo Iskudayay Inay Kala Didiyaayn Dadka Mudaharaaadka Dhigayay Ayaa Loogu Jawaab Celiyaay Rasaas
inta La Ogyahay Ilaa Hada Waxa Dhawaca 4 Qof Kuwaas Oo Dhawacooga lagu Dawaawynayo Cisbitaalaka Magaladasi
Rabshadaha Oo ILaahada Socda Ayaana Suragalay In Si Dhaba Loo Ogaado Khasaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay Rabshadahasi ,Waxana Lasheegay In Meherado Badan Oo Kuyaala Suqa La Fadhataystay



saxansaxo
saxansaxo
Latest page update: made by saxansaxo , Mar 6 2014, 6:58 PM EST (about this update About This Update saxansaxo Edited by saxansaxo


view changes

- complete history)
More Info: links to this page
There are no threads for this page.  Be the first to start a new thread.